Jump to content

Tuurka

Ka Wikipedia

magaalada Tuurku waa magaalo ka tirsan degmada gar-adag ee gobolka sanaag magaalaadan waxaa aasaasay Aadan Maxamed cali Timodheere Waxaan dega beesha cabdule faarax oo ka tirsan beelwaynta biciide, Tuuladan ayaa kutaal deegaan xoola dhaqato