U bood nuxurka

Udeejeen

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Udejeen (Somali: Udeejeen Arabic: اجيجين) also known as Ciise mudulood waa beel kamid ah beel hoosaadka Mudulood Hiraab Hawiye oo kamid ah the Hawiye clan.[1] Beesha Udeejen waxa kaso baxa siyaasiin Soomaaliyeed waxa kamid ah the first president of Somalia Aden Abdulle Osman iyo Siyaasi mohamed NurTarsan [2][3] Moyarki Mogadisho 2010- 2014 , iyo Siyaasiinta kale Prof Dr Dufle, Mohamed Hussein Addow hogaamiyahi Beesha Mudulood Hiraab .

Udeejeen
أوديجيين
Aden_Abdulle_Osman_Daar.jpg
Meelaha ay ku badan yihiin
Somalia
 Kenya
 Ethiopia
Luqada

Somali

Diinta

Islam Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kuwa kale Hiraab,qabiil.

Ciise mudulood Udeejen waa beel kamid Mudulood Hiraab (Hiraab Imamate) Beesha Udeejen deegaan ahaan deeganada ay dagaan Waa gobalada dhexe ee somaliya iyo bariga Somali galbeed , qaasatan gobalka Hiiraan iyo Shabeele dhexe , Gedo iyo bariga gobalka Shabeele ee dowlada Somali itoobiya ,

Magaalooyinka ee laxusi karo ay ku badanyahiin waxa kamid , degmada Cabdiaziiz Banaadir , Shangaani , Jawiil, Baarmagoog, Weere, Fargaduud, Dhuur , Qalqalooc, Yaaqshid iyo Qalimow.

Beesha Ciise mudulod Udeejen beelaha la Xadhiidha xaga dhalashada waa beelaha Mudulod sida. Abgaal Moobleen Wacdaan Hilibi Mohamed mudulod iyo qaar kale.. sido kale Habargidir, Xawaadle, Duduble, beesha Ciise Mudulod Udeejen faraca hore, waa 4 beel oo kala ah , Abaadar Ciise , Aadan yacqub, yuusuf Yacqub, Cali yacqub oo yaraanka ah .

Waqtigii 17th century ilaa 1899 Beesha Ciise Mudulood udeejeen waxay kamid aheed Boqortooyadi (Hiraab Imamate ) ee Mogadisho Boqortooyadi Hiraab waxa la sheega bilowgi 17th century inay Aasaasmatay dhamaadki Boqortooyadi Ajuuraan empire.

The Udejeen primarily live in the region of Hiraan in Somalia,[1] where they live in the districts of Jawiil, Baarmagoog , Qalqalooc, shangaani, Abdiaziiz Matabaan and Beledweyne and the Qalimow town of the Middle Shabelle region. They also live in the Somali Region of Ethiopia, primarily in the Mustahil, Ferfer and Shilabo districts.

  • Hawiye
    • Hiraab
      • .. Mudulood
        • Udejeen (Ciise)
          • Abadar
          • Abokar
          • Aadan Yacquub
            • Ree Nuur
            • Ree Caalim
            • Ali Yacquub
            • Maxamed gaab
              • Reer Raage
            • Yusuf Yacquub
              • Xasan Yusuf Reer Ugaas
              • Ifiyo Yusuf
              • Suleyman Yusuf
              • Macalin Maxamuud
                • Xersi Macalin
                • Kheyre Macalin
                • Siyaad Macalin
                • Dudub Macalin
                • Faatax Macalin
          • Abadar
            • Maxamed Samatar

Siyaasiinta Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]












Ugaasyada Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1.Ugaas Cismaan macalin nuur AUN.

2.Ugaas Faqa eebakar AUN.

3.Ugaas Macalin Nuur Aw-Muxummad AUN.

4.Ugaas Cumar Ugaas Daahir AUN.

5.Ugaas Cilmi ugaas cumar AUN.

6.Ugaas cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar Waa ugaaska hada nool oo xilka haaya.



 

Abwaanada Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

• Abwaan Muxyadin Subkane.

• Abwaan Rashid Mohamud Sheikh.

•Abwaan Cali Xuud .

•Abwaan Mohamed Subkane AUN.