Ugaas Yaasiin Primary & Secondary School
Appearance
| Ugaas Yaasiin Primary & Secondary School | |
|---|---|
| , | |
| Macluumaadka | |
| Hal ku-dheg | Isha Aqoonta |
| La aasaasay | 1993 |
| Madaxweyne | Mohamed Isse Farah |
| Fasallada | 12 |
Ugaas Yaasiin Primary & Secondary School ama Iskoolka Ugaas Yaasiin waa iskool hoose/dhexe iyo Sare oo ku yaalla Magaalada Boosaaso eegobolka Bari.[1][2]. Wuxuu bixiyaa waxbarashada assaasiga ah dhammaan heerarkeeda kala duwan, Iskoolka waxaa dhigta arday aad u tiro badan, sidoo kale wuxuu horay u soo saaray arday aad u tiro badan. Iskoolku wuxuu leeyahay maamulayaal, macalimiin Iyo shaqaale. [3]
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Iskoolka Ugaas Yaasiin waxaa la assaasay 1993, wuxuuna ka mid ahaa goobaha waxbarashada dib u soo nooleeyay Waxbarashada ahliga burburkii Dowladdii dhexe ka dib.
- ↑ https://web.archive.org/web/20220125133225/https://safesomalia.org/course/ugaas-yaasiin-secondary/. Archived from the original on 2022-01-25. Retrieved 2022-01-25.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ http://somdirectory.so/site/ugaas-yaasiin-secondary-school/
- ↑ https://web.archive.org/web/20220125132844/https://mapsus.net/SO/ugaas-yaasiin-school-1912. Archived from the original on 2022-01-25. Retrieved 2022-01-25.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)