Ugaaslabe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

== Ugaaslabe, Ugaaslab ama Ugayslabe waa qabiil dega waqooyiga Soomaaliya gaar ahaan gobolka Sanaag, waxay asal ahaan kasoo jeedaan Carab, waa dad xadaarad iyo ilbaxnimo lu saaxiib ahaa, waxay aasaaseen magaalooyinka Laasqoray iyo Hadaaftimo ee Sanaag bari. waxay caan ku yihiin ganacsiga iyo tijaarada.