Golaha Amniga Qaramada Midoobay
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay United Nations Security Council)
- Kani waa maqaal ku saabsan Golaha Amniga QM. Qoraalo kale fiiri Golaha Sare Qaramada Midoobay
- "Boga "GAQM" iyo "UNSC" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Golaha Amniga Qaramada Midoobay United Nations Security Council مجلس أمن الأمم المتحدة (Af-Carabi) | |
Fadhiga Golaha Amniga Qaramada Midoobay New York | |
| Samaysmay | 1946 |
|---|---|
| Nooca | Xubin Sare (madaxda) |
| Sharciga | Hada shaqaynaysa |
Hogaanka | Madaxweynaha Golaha Ruushka |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
| Website | un.org/en/sc/ |
Golaha Amniga Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Security Council, loo soo gaabiyo: (UNSC); Af Carabi: مجلس أمن الأمم المتحدة) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay iyo waaxda masuulka ka ah amniga iyo nabada caalami ee aduunka, iyo xubinta u qaabilsan aqbalitaanka ka mid noqoshada Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa. Sidoo kale Golaha Amnigu wuxuu u qaabilsan yahay inuu socodsiiyo, fuliyo Sharciga Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
