Up (hees)
Muuqaal
| "Up" | |
|---|---|
| Waxaa qoray Aespa, Karina | |
| Ka tirsan albamka Synk: Parallel Line | |
| La sii daayay | Oktoobar 9, 2024 |
| Nooca | |
| Dhererka | 2:47 |
| Summada | |
| Laxanka |
|
| Erayada | Karina |
| Audio video | |
| "Up" ku jira YouTube | |
"Up" waa hees ay samaysay fanaanada Kuuriyada Koonfureed Karina. Heestu waa nooca hip-hop ayayna u qortay Karina. Heestu waxay guulo ballaadhan ka gaadhay Kuuriya iyo caalamkaba.