Jump to content

User:154.115.247.217

Ka Wikipedia

waxan ka hadli doona beel kamid ah beelaha degga dhul waynha ssc_khaatumo gaar ahaan gobolka sool,beeshas o kamid ah beelaha maxamuud garaad gaar ahaan maxmed siyaad {ugaadhyahan}.waxay hoos ugasii degaan beeshaha la dhoho naalye axmed {naalaye maguure} aan idin yara xasuusiyo beesha naalaye axmed meelaha laga helo iyo deegandooda iyo dhulkay ubadn yihiin degsiimo ahaan ba. beeshu waxay degtaa dhull aad ubaladhan o 2 gobol ah, kuwas o lakala dhoho naalayaha sarre iyo naalyaha hoose.ceerigaabo ilaa lascanood inta udhaxysa bay degaan beshani. beshu waxy ukla qaybsantaa dhow baadhiyadood ogaadhya dhow iyo toban baadhi ,waxayna kala yihiin badhyadaasi.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1.cali naalye

2.jibriil nalye

3.cilmi nalye

4.aadan nalaye

.5cabdale nalye

6.sabood nalaye

7.yuusuf nalye

8.maxamed naalye.

aynuu usoo noqona besha reer jibriil ee u daarana hab-qoraalkeenu beeshu waxay degtaa degano badan io magaaloyin badanba, beeshu waxay ukla baxdaa laba qaybood ama laba baadhi o lakla

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

dhaho SAMAKAAB JIBRIIL IYO AXMED JIBRIIL.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1.SAMAKAAB JIBRIIL waa 9 oday halka AMED JIBRIILNA YAHY 2 intaan ogahay.hadii aan u nimadno deeganada aydegaan waxaa ugu caansan marka magaalo laga hadlayo laascanood,xuddun,lafwayne ,dibshabeel,jidbaale,cadobuur,saxo-gebo-gebo. deegan aahaana waxay degaan dhulwaynha la dhoho ban-cade,booramo,karmaan,dhoodi,shinbiraalye iyo deegano kale oo badan.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

haddi aaan u nimadno xaga siyaasda ssc-khaatumo waxay ku leedahy door aad u muhiim ah xag militery io dhaqaale ahba.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

beeeshu waxay leedahy caaqil soo jireen ah kana mid ah caaqilada ugu dabda dheeer geyiga soomalda kaaso ah dhaxal ama fir ilaa fir. waxana hada caaqil u ah caqil cabdirashiid caaqil maxamed addan cade.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]