Jump to content

User:197.220.84.24

Ka Wikipedia

Beesha garjante waxay ka mid tahay beelaha ugu faca weyn soomaalida. Iyagoo dego degmooyin badan oo somalia ah , hadan xaquuqdii ay ku lahaayeen maamul goboleedyada ay ku hoos noolyihiin ma helaan.