User:197.252.21.16/Bacaadka
BEESHA WAANJEEL Waa qeeb ka mid ah beelaha raxaween waana 8 Laakin dhalasha ahaan waxay ka soo jeedaan beesha garjinte gardheere samaale Oo ay beela badani ka faracmeen Sida ilama saransoor kuwaas oo kala ah 1:gaaljecel saransoor 2:dagoodiya saransoor 3:masare saransoor 4:ciise saransoor Kusaaw uu dhalay Saransoor mataan riyale garjinte gardheere samaale
Haddaba waan jeel xageey ka soo galaaan garjinte
Waxaa ladhahaa waanjeel cabdi Raxman mahulaan dhalade garjinte gardheere samaale Oo waxaa dhalay dhalade garjinte Oo odaygi dhalade wuxuu dhalay hal wiil oo keli laguna magacaabo mahulaan wiilkii ahaa wuxuu dhalay 3 dax wiil kuwaas oo kala ah 1:cabdi Raxman mahulaan
2:shafiir mahulaan
3:nuur mahulaan Haddaba garjinta imisa wiil ayuu dhalay wuxuu dhalay 4 wiil
Kuwaas oo kala ah
1:Riyale garjinte 2:dhalade garjinte 3:caalim mook garjinte 4:waceeys garjinte
Riyale wuxuu dhalay 2 wiil oo kala ah 1:cartama 2:mataan Maraan riyale waakan keli uugu farabadan beesha garjinte uuguna tirada badan oo dhalay Saransoor Saransoorne uu dhalay 4 wiil eee aan kor ku soo xusay
Marka 3daxda kale iyaga waay kala baxaan kor ayaan idinkugu soo xusay qoraal kuma soo koobi karro ilma garjinte