Jump to content

User:8.37.225.135/Bohol

Ka Wikipedia

degmada bohol waxa ay ka tirsan tahay gobolka sool ee degmada laascaanood ee Somaliland waxa ay udhaxaysaa sanaag iyo sool waxa ay xaga waqooyi 99 km ka xigtaa laascaanood wxa dega beesha habar yoonis(isaaq) (sacad yoonis) waxa ay leedahay sadex misaajid dhakhtar school riig biyood. meelo milixda laga guro. waxa ay xukuntaa ceelehely siiga dheer docosha ,dogoble ,sabawa naag,iyo kuwa kale