Jump to content

User:AKadawo/Bacaadka

Ka Wikipedia

Eskilstuna (Dhawaaqa iswiidishka: [²ɛskɪlsˌtʉːna]) waa magaalo iyo xarunta degmada Eskilstuna, gobolka Södermanland, Iswiidhan. Magaalada Eskilstuna waxaa ku noolaa 67,359 qof. Dadwaynaha degmada Eskilstuna oo ku noolna waa 104,709 qof (2018) Dowladda Hoose ee Degmada Eskilstuna. Xigasho (2018-08-23). Magaaladu waxay ku taalaa webiga Eskilstunaån, kaas oo isku xira labada haro ee Hjälmaren iyo Mälaren.