Jump to content

User:Aadan Caydiid/Bacaadka

Ka Wikipedia

Aadan Caydiid Cabdiraxmaan Yariisow

Waxa ku dhashay magaalada ceeigaabo ee xarunta gobolka sanaag sanadkii 1996 dii waxbarashadiisi hoose ilaa dhexena waxa ku qaatay ceerigaabo dugasiga hoose dhexe ee Daallo kedib markii uu dhamaystay waxabarashada dugsiga dhexe waxa uu u gudbay waxbarashada dugsiga sare halkaas oo uu ka sii anba qaaday waxbarashadiisi waxna uu dhigananyey dugsiga Xaaji aadan afqalooc ee magaalada ceerigaabo