Jump to content

User:Aardhaansade1

Ka Wikipedia

Reer Aw Xasan wa Beel kamid ah beelaha somaliyed o dagan 3 wadan Somaliya, Ethiopia, Kenya, meelaha sida gaarka u dagan wa Fer-fer, bur-ukur, Abaley, darerto, galcusbo, dhur-raxo Dano dhere, dayax Asharaaf taagasido kle waxy dagan baladweyne Shabeloyinka iyo juboyinka iyo dhaman dhulka kle e somaliyed Reer Aw xasan waxey ku Abtirsadan Ali Abi dhalib.(Ahlu beytka)Sheekh xasan ka waweyne Abihis Sh/ Xasan Sayid cumar bin calawi aya somaliya yimid isago ka yimid Wadanka yemen Beeshan aya ah beel ku suntan faafinta diinta islaamka waxa kaso jeeda culumo waweyn sida Sh/cumar faruq, sh/Axmed haadi, sh/axmed nur sido kale xaga siyasada waxa kaso jeda farah sh/ candiqadir Fahad yasin, iyo gudomiye ku xigenka barlamanka somaliya cabdi weli sh/ ibrahim mudey, jeneral Cabdiraxm cabdi xusen guulwade sido kle waxy kaalin mug leh kaso qaten xornimo donki somaliya laga so bilabo Darawish Oy ka mid ahayen sida Sh/cabdulahi qoriyow qaaligi darawishta aha iyo sh/ maxamed cawl iyo sido kle syl dhere maxamed dhere iyo Rag badan o haldowro ah in laso kobi karin##