Jump to content

User:Abdalla bin sheikh

Ka Wikipedia

Taariikhda beesha sacad siciid _______________________________________ Sacad waa beel ka tirsan beelwaynta Habargidir hiraab beesha sacad waxay kalayihiin Cabdalle iyo Cawareere, Cabdalle waa curudka


CAWAREERE wyxuu u kala baxaa Wuqujire iyo odow


Faraca wuqujire Waaqjire wuxuu dhalay sadex 1:maxamed oo loo yaqaano sinoole 2:maxamuud oo loo yaqaano lugayare 3:uweys Uweys ayaa farcamay wuxuuna dhalay 1:xasan oo loo yaqaan farale 2:xuseen oo loo yaqaan bahwayn 3:xaylow Xaylow ayaa farcamay wuxuuna dhalay 1:cali xeylow oo loo yaqaan indhayar 2:culus xeylow Culus wuu farcamay wuxuu dhalay sadex 1:hilowle culus 2:ayaanle culus 3:abuukar culus


Faraca odow Odow wuxuu dhalay daa'uud daa'uudna wuxuu dhalay sadex oo kala ah 1:cabdi 2:maxamed 3:culus Culus baa farcamay wuxuu dhalay mahad iyo muuse: mahad wuxuu dhalay qurdhaale iyo barqadle: muuse wuxuu dhalay nimcaale iyo jalaf



Abdalle Ayaanle Jalaf Hiloowle Qurdhaale(Rer Suldaan) Nimcaale Obakar culus Farale Lugayare Barqadle indhayar Bahwayn Sinoole rer Cabdi rer Maxamed


Beeshu waxay dagtaa Soomaaliya, , Gobalada Somalia waxay ka dagtaa Mudug, banaadir galgaduud , Hiiraan, Shabeelada dhexe,shabeelada hoose, Jubada Hoose, Iyo keenya iyo itobiya beeshu waxay si rasmi ah udagtaa Gobalka Mudug iyo gobalka banaadir waana beesha ugu badan ee mudug dagta, Magaaloyinka ay beshu dagto waxaaka mid ah Galkacyo Hobyo Galinsoor Bandiiradley Wisil Afbarwaaqo Ceelguula Ceeldibir Gawaan Docol Xerodhagaxley Galbarwaaqo Sadex Higlo Dagaari Wargalo Budbud Bitaale Bandarqaali Bajeelo Gararow Cafuurda Xingod Xaaro .................................................................... Beeshu waxay caanku tahay Gobanimada soomaaliya iyo xaq u dirirka waxaana ka dhashay rag Halgamayaal ah sida Cabdullahi Ciise oo ahaa Raisul wasaarihii ugu horeyay ee soomaaliya waxana uu ka mid ahaa ururki S.Y.L ee xornimada keenay wuxuna xilala badan kasoo qabtay Somalia,


waxaa kala oo ka mid ahaa halgamaa maxamed cali hurud oo ku magac dheeraa dhagatuur(taalada dhagaxtuur)


Waxaa kaloo ka mid ah Gen Maxamed faarax caydiid oo loo yaqaanay Lion of Africa / libaaxi afrika wuxna xilal badna oo ciidan kasoo qabtay soomaaliya asagoona hogaamiyay dagaalo badan waxaa ka mid ahaa dagaalkii 77 ee dhaxmaray soomaaliya iyo itoobiya wuxuu kaloo hogaamiyay dagaalkii dalka looga saaray siyaad bare iyo kii dalka looga saaray mareekanka.


Waxaa kalo kamid ah Xaaji faarax Cali cumar Oo kamid aha S.Y.L wuxuu na sonoqdya RW kuxigen, iyo wasiirka maaliyada soomaaliya, Waxaa kalo beesha ka dhashay cisman Xasan Cali (Cismaan caato) oo sonoqday wasiirkii howlaha guud iyo guriyeenta iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka oomaaliya, Waxaakalo kamid Xuseen Maxamed farax Caydiid oo sonoqday Rw kuxigeen ka soomaaliya iyo wiisiirkii arimaha gudaha:


Waxaakalo beesha kadhashay


Cabdulahi Axmad Cadow oo mar noqday wasiirka maaliyada soomaaliya marna ahaa Ambassador musharax madaxwene


Prof Cabdulqaadir maxamed shirwac hogaamiyaha beesha habargidir


Axmed macalin fiqi oo noqday agaasimahii nisa ambaasadoor hadana ah xildhibaan BFS iyo wasiirka amniga galmudug


Waxakaloka midah Ibraahim Xasan Cadoow


Waxaa kaloo beesha ka dhashay Gen Cabdi Xasan cawaale qaybdiid Oo sonoqday wasiirka gaashaandhiga soomaaliya iyo taliye police iyo madaxwayne Galmudug Hadana ah senator


Waxaakalo kamid Cabdikariin Xuseen guuled oo soqoday wasiirka Amniga soomaaliya, wuxuuna kaloo sonoday madaxwayne Galmudug


Waxaakaloo kamid ah Prof Maxamed warsame kiimiko oo ahaa madaxwaynhii ugu hore yay ee Galmudug,


Waxaakalo kamid ah Axmad Maxamed Caalin oo sonoqday Madaxwayne Galmudug


Waxaakalo kamid ah Axmad ducale geele xaaf oo sonoqday Xildhibaan katirsan Somalia, horeyna u ahaa madaxwaynaha Galmudug


Waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed Cali Nuur ayaa horey u ahaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha xiligii labaad ee Cumar Cabdirashiid ee 2015 / 2016, wuxuu kaloo ahaa danjiraha dowladda soomaaliya u fadhiga itoobiya Addis Ababa iyo midowga Africa.


Waxaa kaloo ka mid ah


Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.


Sidoo kale Axmed shire falagle wasiirka warfaafinta galmudug


Cabdinaasir Cabulee musharax Madaxwene hogaamiye xisbi


Waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed tuulax gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobalka banaadir


Xildhibaan kabaweyne AUN Xildhibaan Cabdikarin Qaliif dhalac Xildhibaan ubax tahaliil warsame Saynab xaabsey gudoomiyaha dagmada wardhiigley


Generalada Beesha General Caydiid General Caarre General Afdooje General Qaybdiid General Guuled General Gorod Generally Ali kadiye Genaral mustaf mohamud siyaad taliye malabsade Taliye cabdi fitaax mire


Culumada beesha 📚 Sheekh salaad cali Axmed Sheekh Cali cilmi yare Sheekh yuusuf jimcaale dhalac Sheekh Cali Afyare Sheekh Siciid Maxamed Cabdi Sheekh Cismaan maxamuud bootaan Sheekh Muxiyadin Xasan ayaanle Sheekh ilkadahab Sheekh Cali Fooxle Sheekh Cabdulahi Calayr Sheekh Cabdikariin diirshe Sheekh cabdikariim sheekh cali Sheeikh mursal cilmi dhagood Sheekh muxiyadiin bare


Abwaaniinta Abshir Nuur Abshir (Bacadle) Maxamed warsame jamac (Tabantaabo) Abwaan Axmad Cismaan (Burci) Abwaan Cabdi Bashiir (indhabuur) Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar Abwaan Daahir Abdulle Calasow Abwaan Saciid Harawo abwaankii alaifay 1da luulyo labaa midowday


Fanaaniinta beesha đŸŽ» Kaynaan Abdi wasrsame fanaanka caanka ah Xalweyste Maxamed Kabanle Cabdirisaq Gaadaco Maxamed Alta Fartuun Axmad sahal (Birimo) Fartuun Cumar Cali Cilmi Cabdi Khalif.


Abdalla sheikh