User:Abdihakin Mohamed Hassan khibro
Appearance
- Yaasmiin_Idle_Ismaciil Waa Inantii Ugu Horeysay ee ku soo Baxda ama ka mid Noqota bahlaha ka Qayb galay Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Gobolka Maroodi Jeex waxaanay ka mid tahay 431 dhalinyaro ah Oo ku Gulaystay Shaqo qaran oo 430 ka mid ahi ay yihiin wiilal.
Xukumada Somaliland ayaa Gobolada Dalka Hore ugaga dhawaqday Barnaamijka shaqo Qaran kaasi oo Dhalinyarta shaqo loogu Abuurayo.