User:Abdinaasir Hassan Abdi
BEESHA GARWAALE
waa beel kamid ah beelaha digil iyo mirifle ee loo yaqaano RAAXAWEEN gaar ahaan beesha GARWAALE waxa ay ka tirsantahy mirifle
Mirifle naftirkiisu wuxuu usii kala baxaa sagaal iyo sideed 9&8 beesha GARWAALANA waxa ay ka mid tahay beelaha sideeda8
Beesha GARWAALE waxay ukala baxdaa shan lafood oo kala ah :
1:GARDOON
2:MUGAAWLE
3:MAANDOW
4:WAAGBIYE
5:RAARANGLE
magaalooyinka ay dagto beesha GARWAALE
1:mogdisho
2:baydhabo
3:xudur
4:afgooye
tuulooyinka ay dagaan beesha GARWAALE
1:Awdiinle
2:Lafaale
3:wardiile
4:bardaale
dadka ugu caansan beesha GARWAALE
1:Abdinaasir Nadaara đBeesha GARWAALE
2:xildhibaan ibraahim isaaq yarow
3:waziir barake iyo dad kloo bdn
4:Hil.Amiin Mohamed Farax
beesha GARWAALE beelahay ay walaalaha la tahy
1:Jiroon
2:Macalinweynw
3:Reer dumaal