Jump to content

User:Abdinasir Osman

Ka Wikipedia

Hiiraan (Af-Ingiriis: Hiran, Af-Carabi: هيران) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka itoobiya

Degmooyinka gobolka Hiiraan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyin ka Gobalka Hiiraan waa 9 degmood waxa ayna kala Yihiin sidaan