User:Abdirahiim Deck Muse

Ka Wikipedia

Abdirahiim Deck Muse wuxuu ku dhashay deegaanka Gaduudeey ee Gobalka Jubada hoose,wuxuuna soo barbaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose,Abdirahiim wuxuu waxbarashadiisi hoose dhexe sarw ku soo qaatay isla magaalada Kismaayo,2014,kii ayuu ku soo biiray bahda saxaafada Kismaayo,wuxuu ka howl bilaabay Idaacad madax-banaan oo la dhaho SOOYAALFM.

2018,ayuu ka howl bilaabay JubalandTV,kadib wuxuu uga wareegay Idaacada Waamo,wuxuu baraha bulshada ku soo bandhigaa warar aan Siyaasad ahayn,Qisooyin dhacay,iyo sheekooyin madadaalo ah.