User:Abdirizak Ahmed Aden/Bacaadka
Appearance
Abdirizak Ahmed Aden wuxuu ku dhashay magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose sanadku markuu ahaa 27-2-1992 wuxuuna waxbarashadiisi hoose dhexe ku qaatay dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee faanoole ee magaalada kismaayo 2002-2008. bishi 10aad 2008-di wuxuu usoo wareegay magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari halkaasi oo uu kadhamaystirtay dugsigiisi sare iskuulka sare ee sheekh xamdaan binu raashid 2009-2011. kadib qalin jabintiisi dugsiga sare wuxuu galay jaamacada culuumta caafimaadka ee magaalada boosaaso 01-09-2011 halkaas oo uu kasii watay waxbarashadiisi jaamacadeed.