Jump to content

User:Abdisalan Mohamed Hussein

Ka Wikipedia

magaalada baladweeyne iyo taariikhda ay Lee dahay

magaalada baladweeyne waa magaalada madaxda Gobolka Hiiraan. waa magaalo taariikhda fog leh, waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu waa weeyn soomaalia gaar ahaan kuwooda taariikhda fog leh. magaalada baladweeyne waxay dhacdaa(ku taalaa) bartamaha soomaalia. waa magaalo istaraatiiji ah oo siku xerta koonfurta soomaalia ,waqooyoga soomaalia iyo xuduuda itoobiya uu dalka kala wadaago dhanka waqooyiga.