User:Abdisalan barkhadle/Bacaadka
Appearance
abdisalan mohamed barkhadle waxa uu ku dhashay magaalada muqdisho taariikhda markeey aheyd 3 october 1993. waxa uu waxbarashadiisa dhexe kusoo qaatay degmada buulo-berte ee gobolka hiiraan sanadii 2010 kadib waxa uu usoo wareegy magaalada muqdishu si uu uku dhameeto waxbarashadiisii dugsiga sare