User:Abdulkadir Mohamed Shekis

Ka Wikipedia

Magaceygu waa Abdulkadir Mohamed Shekis, waxaana Ku dhashay magaalada Muqdisho Soomaaliya sanadka Markus ahaa 16/11/1957, waxaan leyahay xaas iyo hal gabar. Tacliinteeda dugsiga hoose iyo dhexeba waxaan Ku qaaday ex macalin Jaamac. tan sarena waxaan Ku qaaday Sh. Xasan Bersame. Ka dib waxaan wax barasho u aaday dalka Talyaaniga oo shahadada sare ka soo qaatay Academy Fine Arts.