Jump to content

User:Abshirdheere/Farriin

Ka Wikipedia
Haye Mudane. Waan ka xumahay far kaligeed fool ma dhaqdo. waxaan taa uleeyahay waxaan islahaa waxaad hor marin kartaa wikipedia Qaybta Soomaaliga laakiin markaan eegay qof kaligiis ma awoodo.
Maxaa yeelay Soomaalidii waxay ku mashquulsanyhiin nin waliba inuu qabiilkiisa wax ka qoro. Waad salaamantihiin