User:Abutarika1
name:faysal cabdullahi cali nationalaty: somali birthday:02000792 place of b: muqadishu somalia live : finland kotka waxaan ahay somali waxaan ku noolahay wadanka finland waxan aad u jeclahay in aan mar un arko wadankeyga oo nabada maxaa yeelay waan arkay dhibaatada ka jirta wadamada shisheeye oo aan isku dhaqan diin iyo afba aan aheyn iyo isku cimilo(ilaahayoow mar un anigoo nabad qana i tusi somaliya oo nabada iyo dad is jecel oo soomaliyeed inshalah) history: sidaan hore u soo sheegay waxaan ku dhashay somalia waxana ku soo barbaratay soamlia oo aan ku soo qaaday waxbarashadeydii iyo nolasheyda inta ugu qalisaneyd waloow markaas ay dagaalo sukeeye ka socdeen wadankeyga hooyo lakiin waxa ay dhaantaa nolasha wadan kale oo aadan u dhalan waxaan aad u xiiseyaa dhageysiga iyo la socoshadawxa walba oo aduunka ka dhaca sida siyaasada sportika dhaqanka iyo in aan qibrad ka qaato dalwalba si aan u ogado wax uu yahay wadankaas siba wadmada islaamka iyo kuwa afrikanka ah dhankasportika waxaan taagero u ahay manchester united oo ah mideeda 1 aad real madrid ayada waan taageeraa iyo ac milan in taas waa naadiyada aan taageero dhanka xulalka afrika 1 waa masar ama egypy uarope portugal amerika brtazil asia k korea wadamada aan jeclahay waxaa ugu weyn wadamada islaamka sida 1 saudi arabia masar kuweit maleysia iyowadnka turkiga wadamada aan jelahay in aan lugta mariyo hadii ay ii suura gasho 1 sambia gabon iyo wadma badan oo aan jeclaan lahaa in aan tago