Jump to content

User:Afliile111/Bacaadka

Ka Wikipedia

.

Degmada Tortoorow waxay ka tirsan tahay gobolka shabelada hoose

Degmada Tortoorow waxa ay xuduud la ledahay 5 degmo afar ka mid ah waa shabelada hoose mida so hartey ay ka tirsan tahay gobolka Bay

Dhanka bari waxa ka xiga Degmada Afgooye waxa ay isku jiraan 75km

koonfur bari waxa ka xiga Degmada Awdhegle waxa ay isku jiraan 50km

koonfur waxa ka xiga Degmada Qoryoley waxa ay isku jiraan 60km

galbeed waxa ka xiga Degmada Burhakaba waxa ayne isku jiraan 140km

Degmada Tortoorow Waxa ay ka kooban tahay dhowr xafadood

Tuuloyinka hoos yimado way badan yihin

Dalka Somalia

Gobolka Shabelada Hoose

Degmada Tortoorow

Tirada Dadka

(2015)

• Guud ahan 7000

Saacada UTC+3 (EAT)