User:Ahmednuur mishcal

Ka Wikipedia


Taariik nololeedka Axmednuur mishcal

Magaciisa oo buuxa waa Axmednuur ibraahim Cusmaan

wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho sanadku marka uu ahaa 1990

wuxuu waxbarashadiisa ilaa heer jaamacadeed ku qaatay magaaalada muqdishu hadda waa jaamici haysta shahaadada Master Degree

Shahaada Dusige hoose wuxuu ka qaatay iskuul Wadajir sare ama Tadaamun , Dugisga sare wuxuu ka qaatay Imam Axmed Gurey , Jaamacadda Bach-ka wuxuu ka qaatay Jaamacadda Muqdisho Culuumta Compterka sidoo kale wuxuu masterka ka haystaa MBA jaamacadda Lincoln Ee Malaysia