User:Amiin Shariif Xasanuur
Appearance
Ashraaf
Ree Sharif NUUR
Ree Sharif NUUR waxay dagaan Itoobiya Soomaaliya iyo Kenya Waxay ku hadlaan
Af-Soomaali Maay iyo Maxaa Tidhi
Waxaa kalooy ku hadlaan Af-Oromo
Waxay ku abtirsadaan NUUR bin Shamsudiin (Axmed) bin C/salaam bin Muxamed bin Cali-xaydar bin Cabdilaahi bin Abiibakar bin Cumar bin Cali Cafiif bin Zaynulcaabidiin bin Yaxya bin Ibraahim bin Zaynulcaarifiin bin Nuuradiin bin Idriis bin Nuux bin Ibraahim bin Cabdulaahil-maxdi bin Xasanul-Musana bin Xasanusibdi bin sayid Cali bin Abudalib bin cabdul-mudalib
Ree Sharif NUUR waxay u kala baxaan
1-Cumar (A) Abiibakar (B) Yuusuf
2-Axmed
3-Yaxye