Jump to content

User:Amiirosman

Ka Wikipedia

Reer Kuulbayr Waa beel Facweyn oo degta Mudug iyo deeganada Puntland Waa beelweynta Hawiye Duduble gaar ahaan Maxamed Camal, Beesha ayaa Matalaad ku leh Golayaasha Maamulka Puntland Iyo Mudug, Sida Golaha Wakiilada, Wasiiradda Ciidamada iyo Golaha deegaanka, Waxaa Taarikhda Ku jirta inay yahiin beelaha ugu dagaalka badan Gobolka Mudug iyagoona dagaalo Soo Jireen ah dhex mareen Beelaha Majeerteen Sacad iyo Leelkase, Beeshaan ayaa dadka qaar ee deegaanadaas, u garanaayan Kulbayr kaliya, iyadona Sababtu tahay inay Waqti fog deegaan ku ahaayeen Meel ka fog Qabiilka ay asal ahaan ka Soo jeedaan ee Duduble.