User:Apdirahman mohamud
Appearance
Maxaad kataqaan tarikhda Sarkaalki Ugu Horeyay Ee Beesha Duduble Yeelato?
Cornel Ahmed Ugaas Wuxu Ahaa Sarkaalki ugu horeyay Ee besha duduble yeelato Ciidamada Xooga dalka marki la aasaasay Wuxuna kuso towbaratay Dalka Italy Oo Uu dib uga solaabtay Dhamaadki 1958.
Cornel Ahmed Ugaas Wuxu kamid ahaa Ciidamadii Saaray Calanka Somaliyeed Dajiyayna Calanka Gumesytaha Dalka Talyaaniga Ciidamadaas Oo Uu hogaminaayay Alle ha unaxariiste Gen Caydiid.
Cornel Ahmed Ugaas Waxaa Lo Dalacsiyay Captain Xiligii Aden abdulle Osman Madaxweynihi Ugu Horeyay Ee somaliya Kadipna Si Iskadaba Xiga Wuu usii dalacacayay Wuxuu Sonoqday Taliyihi Ciidamadii (Program of grass) ama ciidamada ilaalinta Beeraha kadipna Ciidanka ilalinta Badaha .
Cornel Ahmed Ugaas 1970 Ayaa lo dalacsiyay G/Sare Asagoo Noqday Ninkii Ugu Horeyay Ee beesha Duduble Ee noqda Colonel Buuxa Oo Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed Ah .
Sooyaalkiisa Shaqsiyadeed Waxa lagu tilmaama inu ahaa nin firfircoon Jecelna Dalkiisa Inuu Waxa Uqabto
G/ Sare Ahmed Ugaas Foodey Alle ha Unaxariiste Wuxuu Ku Geeryooday Dalka Djibouti Todobaatameydii (70s) Alle ha Unaxriisto