Jump to content

User:Atiimow0

Ka Wikipedia

abdirisaaqb ahmed mohamed oo dadka ay ugaranyaan atiimow waxa uu ku dhashay muqdisho gaar ahaan shibis waxa uu ku barbaaray gobalka shabellada dhexe gar ahaan xaafada dagmada jowhar ee magaala madaxda gobalka waxuu jiraa 17sano waxa uu dhigtaa dugsiga hoose dhexe ee sare sheikh hussein adde hada waa uu dhameyn rabaa 1sano ka dib waxuuna doomnayaa in jaamacad ka dhigto magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomalia waxuuna rabaa in uu galo ict oo loo sso gaabshay information technology hadana waxa uu u shaqeyaa shirkada xawaalada caalamiga ah ee dahabshiil mts waxuuna u shaqa bilaway sanadku markuu ahaa 2010 ninkaan hadii aan qisadiisa sii wadno kama gaareyno waa nin aad uu bashal badan yacni dhaqankiisa ay dadka u bageen intaas ayaan ku soo koobeynaaaa mahadsanidiin