User:Aweis ahmed
Appearance
Ceelbuur (Af-Ingiriis: El Bur) waa magaalo qadiimi ah ee ku taal gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka galgaduud. Waa magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu taarikh dheer ee dalka wexeyna ahaan jirtey xarunta gobollada dhexe laga xukumi jirtey xiliga gumeysiga.
| Ceelbuur | |
|---|---|
| — City — | |
Ceelbuur Location in Somalia. | |
| Dhacdaa: 4°41′N 46°37′E / 4.683°N 46.617°E | |
| Country | Somalia |
| Region | Galgaduud |
| District | El Buur |
| Saacad | EAT (UTC+3) |
Magaalada Ceelbuur wa magaalo taarikh dheer ku leh dalka Soomaaliya wexeyna leedahay astaamo soo jiray ilaa qarnigii 16-aad xiligii gumeysiga.
Ceelbuur waxay caan ku tahay habka burkija sameenta iyo agabyada laga sameeyo dhooqada jilicsan ee laga qodo dhulka hoostiisa oo ay ceelbuur ku tahay Hodan
Ceelbuur waa magaalo kulansatay Qurux iyo hanaan wanaagsan marki aad eegto biyaha dur duraya ee dhex ceegaaga bartankeeda iyo jawiga u goonida ah oo ay leedahay