User:Awilmohamud
Appearance
Qararro-laasalay waa degmo ka mida gobolka doollo wardheer
waxay ku caantahay xoolaha Somalidu dhaqato sida,Geela,Adhiga iyo Lo'da,
sidoo kale waxay caan ku tahay Fardaha,waxay ku taalaa xuduudka Somalia iyo ismaamulka DDSI waxay hoos tagtaa magaalada danod. waxaa daga dhaman beelwaynta reer Darawiish
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ku caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.