Jump to content

User:Axmed Cali Abokor Qudeef

Ka Wikipedia

Axmed Cali Abokor waxa uu ku dhashay gobolka Sanaag.Waxa uu waxa uu waxbarashadiisa dugsiga hoose ku qaatay dugsiga Maxamuud Xasan Cali Jeembar ee Ceerigaabo,halka uu dugsiga dhexe kaga baxay Shaafici ,isla Ceerigaabo,waxa isna dugsiga Sare uu ka baxay Safa .Jaamacadda Cammuud ayaa uu ka diyaariyey kulliyadda dhaqaalaha iyo siyaasadda.Axmed waxa uu sameeyaa qoraallo .