Jump to content

User:Axmedkilwe

Ka Wikipedia

Axmed cali Kilwe waa wariye Soomaaliyeed waxaa uu dhashay 28/12/1990 waxaana uu ku dhashay Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal axmed cali kilwe, waxaa uu muddo badan ka soo shaqeeyay Warbaahinta dalka soomaaliya iyo wadamada dariska lah sida Kenya.

Axmed waxaa uu ku magac dheer yahay Wariye Axmed kilwe, waxaana uu inta badan dhinacyada warbaahinta ka soo shaqeeyay Soo saare, Tabiye, Tifaftire, qoraa iyo Soo saare Majalad ama Journal.