User:Ayaan88
Asc. Dhaman umada Somaliyeed iyo inta kuhadasha luqadan Somaliga ahi waan idinsalamay walalayal. Gaar ahaan inta isku howshay bogga kan oo runtii ah mid xiisa badan.
Magaceygu waa ayaan-Qaran,waxana kunolahay dalka Swedan,gaar ahaan Jönköpingland, waana markii iiguhoreysay oo aan kusoo biiro boggan WIKIPEDIA oo eey aniga caawiyeen macalimiinta yada luqda taasi oo eykamid tahay Helga.
Waxan barta luqda Swidhishka.Aad baan ugu faraxsanahay anigoo isticmalaya luqadeyda Hooyo ee Somaliga ah in aan kaqeybqaato,waxna kuqoro bogan Wikipedia kaas oo ah mid xor uh, In uu qofkastaahi kusoo bandhigi karo luqadiisa.
Kana faa ideysankaro maxluumad badan oo kuqoron luqada af Somaaliga,kuna dari karo ra'giisa wanagsan iyo taariiq,dhacdoyin, wanagsan taasi oo qofwalba oo kuhadla luqada Somaaliga ah uu ka dheehankaro xiliwalba uu doono.
Mahadsanidiin Dhaman Ayaan-Qaran.