Jump to content

User:Bajeela

Ka Wikipedia

magaalada Bajeela waa degmo katirsan gobalka Mudug Bajeela juquraafi ahaan waxay kutaal koofurta gobalka Mudug. Bajeela waxaa kataliya maamulka Galmudu Bajeela waxay leedahay saddex dugsi quraan iyo hal school oo hoose dhexe ah. Bajeela malahan dugsi sare. duqa magaala Bajeela waa Cabdi caagane. shiikha magaalada.

Bajeela waa sh Axmed nuur. guddoomiyahu waa sh cabdi Aaden. magaalada Bajeela waa magaalooyinka ugu qadiimsan gobalka Mudug. Bajeela waxay ahaan jirtey 1995tii meel nabad ah oo looga dhuunto dagaaladii sokeeye ee xilligaas kajirey Somalia

aqritayaal taariiqda Bajeela wali fari kama qodna waxaana diyaariyey Duraan saciid Guulwade