Jump to content

User:Barnaamijcom

Ka Wikipedia

Barnaamijcom waxaa kale oo loo yaqaan Hoyga Aqoonta.

www.barnaamij.com/vb

Waa hoy takhasuskiisu yahay in aqoonta la'isku weydaarsado oo qof walba waxa uu yaqaanno ku soo bandhigo

si aqoontu u ahaato mid dadka oo dhammi baran karaan.

Aqoon bandhigistu ma'aha mid aad u dirayso maammulka boggaas maammula balse, waa mid marka aad is qorto

aad sidaad u rabto qoraalkaaga ugu bandhigayso, u hagaajin karto,u tafaftiri karto.

Waa hoyga keliya ee illaa hadda aqoonta lagu soo bandhigo haba u badnaado dhanka barnaamijyada ee mar haddaad ka tahay

xubin waxaad xaq u leedahay inaad codsato inaad ku darto majaalka aad cilmigiisa leedahay maadaama dad akhrisanayaa jiraan.