User:Beesha hilibi daarandoole
Appearance
Hilibi Daarandoolle waa beel hoosaad ka mid ah beesha Mudulood hiraab Hawiye , Beesha Hilibi waxeey degtaa Meelo badan oo ka mid geeyga somaliyeed gaar ahaan labada Shabeele iyo Jubbada Hoose.Meeylaha aay degto waxaa ka mid ah degmada Balcad oona ka Mid ah degmooyinka aay leeydahay beeshu,wexee kaloo degaan Magaalooyinka kala ah Muqdisho iyo Baraawe .waxa kaloo jiro tuulooyin faro badan oo aay beeshu degto waxaa mid ah Daniga ,Kulunta Shancawo Garasweeyn Muusaaleey iyo kuwa kale oo fara badan Beesha Hilibi Daarandoolle Mudulood waa beel aad iyo aad ah u nabadoon oo Mar waliba ka shaqeeysa xasilinta iyo kala dambeeynta Dadka iyo umadda Soomaaliweyn
Beesha Hiilebi wexe u kala baxdaa sida tan
- faqi
- reer duleey
- ximin neceb
- gacal maxaad muuse
- galbi
- guudcade
- cusuble
- abroone
- gacal waaq
- cumar caalin