Jump to content

User:Boolo2020/Bacaadka

Ka Wikipedia

Cabdirisaaq jaamac cilmi (black) waxaa uu ku dhashay magaalada muqdisho, gaar ahaan dagmada hodan, waxbarashadiisa dugsiga hoose dhexe iyo sare waxa uu ku qaatay ila magalada muqdisho, black waxaa dhalay korneel katirsanaa ciidamadii somaliya oo lagu magacaabo jaamac cilmi (caano ari), cabdi risaaq jamac waxaa uu ku biiray saxaafadda oo yaraatisa aad u jeclaa dhanka tabinta iyo aqrinta wararka, dabayaaqadii 1999 ayuu cabdi risaaq aad u dhexgalay saxaafadda waqtigaa wixii ka danbeeyay waa uu kashaqaynaayay, hadda waxa uu u shaqeeyaa tv afka somaliga ku hadla ee somalichenal ee xaruntiisa dhexe ay tahay londan, cabdi risaaq waxaa uu uga soo waramaa magala madaxda somaliya ee muqdisho. black waxaa uu leeyahay xaas iyo caruur. cabdi risaaq black waxaa uu leeyahay mustaqbal dheer oo xagga saxaafadda ah.www.somalichenal.net