User:Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya/Bacaadka

Ka Wikipedia
Guud Mar ku Saabsan Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya
Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya

المملكة السوجرين الصومالية

Somali Soojireen Kingdom
Waqtiga La aas aasay7 / July / 2000
Inta Ay ka taliso
CaasimadaMuqdisho
LuqadaSomali - Arabic
DiintaIslam
XukunkaBoqortooyo
Qabiilka Qoyska Reer BoqorAjuuraan
Calanka
Astaanta
BoqortooyoBoqortooyadii Afaraad
Magacyada Afarta Boqortooyo1. Boqortooyada Ifaat Q.6M - 10M

2. Boqortooyada Ajuuraan Q.10M - 12M. 3.Boqortooyada Gareen Q.12M - 19M

4. Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya Q.20M - ilaa hada.
IfaatCumar Walasmac
AjuuraanMaxamed Alam Baalcad
GareenDayle Adag
SoojireenSheekh Maxamuud

'''' GUUD MAR KOOBAN OO KU SAABSAN BOQORTOOYADA SOOJIREENKA SOOMAALIYA'''' Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya

Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya Waxaa La aas aasay Bishii July oo Marasy 7 Sanadkii 2000M, Waxaa ayna Daba socota Boqortooyadii Ajuuraan, Sidoo kale qaabkii ay usoo socotay ayaa waxaa ay ahayd sidan: Boqortooyadii Ajuuraan Intaan La aas aasin Qarnigii 10 ee Miilaadiga waxaa JIray Boqortooyadii Ifat oo ay xukumi jireen Boqor Maxamed Alam Baalcad Aabayaashiisii, Boqor Maxamed Ayuuna ahaa Boqorka aasaasay Boqortooyadii Ajuuraan, Sababihii uu Boqortooyadaani u aasaasay ayaa ahayd intuusan aasaasin Boqortooyadaani Maamulkii ay lahaayeen Aabayaashiisii ayaa waxaa ku soo duulay Cadaw kadib Cadawgaasi waxaa la dagaalamay Boqor Maxamed Alam Baalcad Waxaana Dhex maray dagaal aad u qaraaran, ugu dambaytiina guusha waxaa ay raacday Boqor Maxamed Alam Baalcad, kadib Aabayaashiisa ayaa xukunka isaga u hibeeyay waxaa uuna sidaas ku aasaasay Boqortooyadii Ajuuraan. Boqortooyadii Ajuuraan ayaa waxaa ay jirtay Qarnigii 10 Miilaadiga ilaa Qarnigii 12 Miilaadiga, Ugu dambayntii Boqortooyada Ajuuraan ayaa daciifday, sababihii ay u daciifday ayaa ahayd khilaafaad dhexdoodii ahaaday. Kadib Markii ay aad u daciifday Boqortooyadii Ajuuraan Qarnigii 12 ee miilaadiga, waxaa halkaasi kasoo baxay qoyska dayle oo ah gareenka, waxaa ayna go'aansadeen in ay Boqortooyo kale aasaasaan oo kasii hanaqaada Boqortooyadii Ajuuraan, sida ay markii horeba Boqortooyada Ajuuran ay kasii hana qaaday Boqortooyadii Ifaat. Boqortooyadii Gareen ayaa jirtay Qarnigii 12aad ilaa Qarnigii 19aad Miilaadiga, Waxaa ayna ahayd sababaha ay u daciiftay dagaalo badan oo ay la galeen Gumaystihii Boortaqiiska iyo dagaalo ay kula jireen Xabashida ugu dambayntii qarnigii 19aad ee miilaadiga waxaa la qabtay taliyihii ugu dambeeyay oo uu ahaa Olol diinle, waxaa uuna ugu dambaystii ku dhintay Xabsiga Alam Baqe, sidoo kale dhanka koofureed ee Soomaaliya oo ay joogeen reer cabdala Dayle ayaa iyadana awoodeedii daciiftay, Waxaana ugu dambayntii Faraha ka baxay wadanka Soomaaliya waxaa uuna faraha u galay ururo ay aasaaseen dad soomaali ah. Kadib Taariikhda Markay ahayd 7/July/2000 waxaa la aasaasay Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya, Boqortooyadaasi oo kasii hana qaadayso Boqortooyadii Gareen ama Boqortooyadii Ajuuraan ama Boqortooyadii Ifaat, dhamaan Boqortooyooyiinkaan oo dhan reer xukuma Qabiilkooda waa Ajuuraan.