Jump to content

User:CAWRMALE/Bacaadka

Ka Wikipedia

Cowrmale/ coormale, waa mid kamid ah beelaha soomaaliyeed ee dega koonfurrta iyo bartamaha soomaaliya waa beel fac weyn taarikhna ku leh koonfurta soomaaliya.

cowrmale waa beel lagu yaqaano nabada iyo wada noolaanshaha astaana u ah ummada soomaaliyeed. waxay degaan magaalada kismaayo iyo deeganada dhaca xeebta iyo galbeedka.

magaalada kismaayo waxaa jirta xaafad caan ah oo la yiraahdo DALCADA oo ah xaafada asalka ee lagu yaqaano, ma aha beel ku abtirsata beelaha daarood.

cowrmale waa beel kamid ah beelaha gardheere samaali, laakiinse deegaan ahaan ayay daroodka wada dagaan, waxaa jiraa dad badan oo dhaha cowrmale waa warssangeli,

waa su'aale? adiga akhriste. Cowrmale iyo warsengeli yaa badan?

waxaa jira xubno ku matala dawlada federaalka ee soomaaliya, dawlad goboleedka ee jubaland oo ay u tartamaan ilaa heer madax-weyne iyo maamulka koonfur galbeed ee soomaali oo ay ka dagaan deegaano badan oo ay kamid tahay degmada Diinsoor, raaxole iyo kuwa kale.

sidoo kale waxay degaan gobalka gedo iyo degmooyin katirsan gobalka jubada dhexe sida saakoow iyo bu'aale.