Jump to content

User:Caaqil Sare

Ka Wikipedia

Mohamed Abdullahi Mire - Kulan Xasan "Jurun" MILLI Kulan Xasan Cilmi (Dududle)

IS UNTIL PLAY

Ma haysaa gabayadii Abwaankil weynaa ee TEST Y G.E? Kulan Xasan Jurun? Fadlan noo soo tebi wix aad suugaan ka hayso abwaankan iyg abwaannada kale ee reer Koonfureed. kaxda gaalkacyood maalintii uumiyuhu kooday kufri iyo islaam maalintii leysu wada keenay harti koombe iyo maalintii karanle loo joogay kumusaariyihu maalintuuu uunka isu keenay makalaami waayeen hadaan anoon kado isareene kobta Faarax shuuriye indhaha kabad masarteene wixii Eebbahey kugu katibay iguma keeneene kartatooyo baan ridilahaa kicisa baaruude kududaa horaan dili lahaa kun iyo dheeraade kulan dheere iyo Nuure Kebed weykusoo kari kooybey ku oran sidii dameer kaalin loodhigaye kalab yahow adoo kale afkaa laga