Jump to content

User:Caaqil Tahar

Ka Wikipedia
Caaqil Tahar
File:Caaqil Tahar.jpg
Caaqil Tahar, 2025
Ku dhashay1984
Hargeysa, Somaliland
DhalshoSoomaali
ShaqadaOdey dhaqameed, Caaqil

Caaqil Tahar waa odey dhaqameed Soomaaliyeed. Waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa ee Somaliland sanadkii 1984. Waxa uu bulshada u yahay caaqil dhaqameed oo magaciisa si weyn loogu yaqaan deegaannada uu kasoo jeedo.