User:Cabaas sheekh xasan
DUGSI QURAAN ONINE KUBARO GURIGA SUBSCRIBE TAABO
Macahadka jaamiculquraan.com Wuxuu ku caanbaxay Hirgalinta, Tayaynta iyo Horumarinta Barashada Diinta Islaamka oo Online, ah. Waxbarashadan Online ka ah waxaa dad badan oo mudo labo sano ah dhiganaayay ay isku raaceen in 99% Tayada waxbarashadu sareeyso. Waxakale oo kor u qaaday Qiimaha Tacliinta Diinta Islaamka ee qoyska oo dhan waalid iyo ciroolaba oo gurigu wuxuu noqonaya Guri markasta Qawlkii Alle SWT lagu aqkhrinaayo oo Malaa'igtu Hadhayso. Adiguba ogoow oo Hada Tijaabi 3 Bari oo Lacag la'aan ah. Isdiiwangeli
Haddii aad rabto Inaad ku soo biirto ardayda macadka jaamiculquraan online ka laga barto ee caruurta, qoyska ama dadka waawayn fadlan buuxi foomkan:oo isdiiwangeli
Waxaad laxidhiidhi kartaa Maamulka Hargeysa ee Macalimiinta Macadka jaamiculquraan.com skype live:macalimcabaas call viber (+252634016565)
FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA EE Maqal iyo Muuqaal.
Waxaa mahadleh Allahii noo suuragaliyey inaan arinkan u soo gudbino walaalah islaamka ah ee ku nool daafaha dunida.
Machadkan jaamiculquraan online ee loo soo gaabiyo (m j o).
Waxaa ka faa'iiday dad badan oo caruur iyo waayeelba iskugu jira, kana kalayimid dhamaan qaaradaha aduunka oo dhan. Lagasoo bilaabo dhamaadkii 2010 waxaa siwanaagsan aan uga hirgalinay Waxbarashada Diinta Islaamka oo Online ah.
Waxaanu aad ugu dadaalna intii karaankayo ah inaanu tayada Barashada Diinta Islaamka kor u qaadno una dhibyarayno walaaha islaamka ah ee aan haysan dugsiyo ay diinta ka bartaan.
Machadkan jaamiculquraan online wuxuu aad kuugu dhibyaraynayaa in waladiintu Soomaaliyeed ay helaan Culimo awdiin iyo macalimiin joogta ah iyaga oo gurigooda jooga ama Jaamacad dhiganaaya ama shaqaysanaaya. qiimaha fiiga hoos baanu u dhignay ee la soco.
Hadaba intaas wixii dheer waxaad tijaabin karta 3 maalmood oo lacagla'aan ah.
KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO
1. Higaada Carabiga {ا ب ت ث}
2. Akhrinta Qur'aanka
3. Tajwiidka Qur'aanka.
4. Xiftiga Qur'aanka.
5. Luuqada Carabiga.
6. Salaada iyo Axkaamteeda
7. Caqiidada & Aasaaska Islamka
8. Al-Tarbiyah Islaamiya.
9. Cilmul Xadiis.
10. Axkaamta(Fiq-hi)
Haddii aad rabto inaad nala soo hadasho fadlan nagala soo xidhiidh tilifoonadan hoose:call free
+15162310316 +252634016565
KOORSOOYINKA Qaybta Labaad (Tacliinta Sare).
- Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah.
- Maadada Tawxiidka.
- Maadada Fiqiga.
- Maadada Axaadiista.
- Siirada Rasuulka S
- Qiimaha Qoyska ee 3 qof kabadan wuu kaduwan yahay lacagta xagga sare ku qoran markaas fadlan la soo xidhiidh MaamulkaCW+15162310316 +252634016565