Jump to content

User:Cabdiqani Maxamuud Muxumed

Ka Wikipedia

Magacaygu waa Cabdiqani Maxamuud Muxumed waxaan ku dhashay magaalada Boorama ee gobalka Awdal sanadkii, dec,31,2001. Waxaan ahay arday wax ka dhigta dugsiga Al-aqsa Secondary School ee magaalada Boorama. Waxaan ahay fasalka saddexaad ee dugsiga sare ama FORM THREE. Waxaan la noolyahay famigayga gaar ahaan walidiintayda iyo walaalahay. Magaca hooyaday waa IFRAAX CABDI MUUDE , aabahayna MAXAMUUD MUXUMED FAARAX. waxaan ahay qof jacel inuu caawiyo dadka noqdana dhakhtar wanaagsan oo caawiya dadkiisa iyo dalakiisaba. Ugudanbayntii,waxaan halkan ka salamayaa saxiibkayga aduunka aan ugu jecelhay ama mar walba ila garabgala dhibaato walba ilana caawiya CABDISHAKUUR YUUSUF XUSEEN.

                                                     Mahadsanid