User:Cabdiraxmaan Ciise Faracadde

Ka Wikipedia

Cabdiraxmaan Ciise Faracadde waxa uu u dhashay dalka Soomaaliya. Waxa uu ku dhashay tuulo ku taal nawaaxiga degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeellada Hoose xilligii 28 August 2002. Cabdiraxmaan hooyadiisu waxaa la iraahdaa Caa'isha Sh Xasan.