User:Cabdiraxmaancali
Appearance
Qorof waa magaalo dhacdo degmada feerfeer ee Itoobiyo.magaalada Qorof waxaa ku teedsan Tuulooyin ay daganyigiin Xoolo dhaqato iyo Beeraleey. Waxaa dagan magaalada Dad Ahlu culimo ah oo diidteena islaam ka bara dadka deegaanka iyo dadkale oo oga yimaado degmooyinka Itoobiya.