User:Cabdirisaaq maxamed injineerka/Bacaadka

Ka Wikipedia

Bulshadu faa,iido aad uweyn ayeey uleedahay wax barashada wax barashada si kooban waxa aynu dhihi karnaa waa aas aaska bulshada ama hookiyaalka ay ku socon lahaayen ama waa ushii ay ku socon lahaayen. wax barashadu waa shey muhim ah qof aan wax barana nolashiisa ma wacna oo waa ay ku adag tahay in uu aduunka sii joogo asagoo umi ah oo aan wax baran. Faa,iidadada ay wax barashadu uleedahay bulshada waa: 1-waxa ay kor uqaadaa habdhaqanka umada iyo dalka 2-waxa ay dalka ukeentaa hormar aad ubaahsan 3-qofka wax bartay dowlada si fudud ayeey ushaqaalesiisaa By injineerka