User:Cabdulaahi xeroow

Ka Wikipedia

Yaasiin maxamed xasn Af carabi ياسين محمد حسن Af ingiriis yasin mohamedHassan waxa uu ku dhashay magaalada muqdisho sanadkii marka uu ahaa 1994 waa wiil aqlaaq fiican oo mar walba daneeya isfahan walaaltinimo iyo in laga mira dhaliyo wax kasta ay dhalin yarada doonayaan dhinaca wax barashada sanadkii 2002 ayaa lageeyay dugsiga quraanka kareemka waxa uu quraanka kareemka dhameeyay 2007 sanad kii 2014 waxa ka qaatay shahaadada dugsiga sare ka qaatay iskuulka al shacab ee degmada kaaraan