User:Cadceed Cadeysey
C/risaaq C/rixmaan Axmed, oo loo yaqaan Cadceed Cadeysey waxa uu ku dhashay Degaanka God'aalo sannadkii 1992 kii. Dugsiga qur'aanka wuxuu ka dhigtay madaraso ku taalla God'aalo. Waxbarashadiisa aas-aasiga ah wuxuu ku qaatay isla deegaanka God'aalo. 2011 Wuxuu Shahaado kalkaaliyenimo ka qaatay Dugsiga kalkaaliyayaasha ee Lascanod.
Sanadkii 2016 ayuu shahaadada heerka koowaad ka qaatay jaamacadda New Generation University College oo ku taal Addis Ababa isagoo ku diyaariyey Maaraynta shaqaalaha iyo Hogaaminta (Bachelor of Human resource Management and leadership). Shahaadada heerka 2aad waxa uu ka diyaariyaa jaamacadda Rify Valley isagoo ku diyaariyaa Master of arts in Sociology.
Waa Hal abuur Soomaaliyeed oo qora maqaallo, gabayo, geeraaro, heellooyin iyo jiiftooyin Afsoomaali ku qoran.